Abwaankii alifay heestii “Aan maalno Hasheena Maandeeq” oo Hargeysa lagu aasay (Sawirro)

Abwaan Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye) oo ka tirsanaa abwaanada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansanaa ayaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday maanta, iyadoo galabta lagu aasay isla magaaladaas. Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulkaas iyo dadweyne fara badan ayaa galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu … Continue reading Abwaankii alifay heestii “Aan maalno Hasheena Maandeeq” oo Hargeysa lagu aasay (Sawirro)